Nala soo xiriir

RFSL Ungdom wuxuu ka kooban yahay kooxo hoosaad ee ku kala yaal dalka ee loo yaqaan mandiqad. Mandiqad walba waa meel kulmisa dhallinyarada doonaya inay wakhti isla qaataan, qabanqaabiyaan oo ka qeybgalaan hawlagalo bulsho ama dadka wax ka baraan arrimaha hbt iyo inay ka shaqeeyaan siyaasadda queer.

Xaafiiska Stockholm ee RFSL Ungdom wuxuu saldhig u yahay guddomiyaheena urur iyo hawlwadeenadeena mashruuc. Waxaan ku warbixin karnaa af-iswiidhish iyo af-ingriis. Haddaad dooneyso inaad af kale nagula xiriirto waa in taa loo helaa turjumaan oo aan markaas oo kale ku dadaalno inaan habeyno.

Xaafiis

Telephone: +46 8 50 162 940
Fax: +46 8 501 629 99
Boostojiirolambar: 15 98 89-5

E-boosto: info@rfslungdom.se

Cinwaan booqasho

Sveavägen 59, Stockholm

Cinwaan boosto

RFSL Ungdom
Box 350
101 26 Stockholm

Guddoomiye urur

Emelie Mire Åsell